De siste fem årene har om lag alle 20.000 Nav-ansatte hatt tilgang på arbeidssøkeres sensitive personvernopplysninger. Datatilsynet undersøker saken.
Shantii sano ee la soo dhaafay, ku dhawaad dhammaan 20,000 oo ka mid ah shaqaalaha Nav waxa ay heleen xogta shakhsiyeed ee xasaasiga ah ee shaqo doonka. Hay’adda Ilaalinta Xogta ee Norway ayaa baadhaysa kiiska.