En norsk statsborger har vært anholdt av det israelske forsvaret på Vestbredden. The Freedom Theatre hevder den anholdte er deres kunstneriske leder, norske Ahmed Tobasi (39)
Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa xabsiga u taxaabay muwaadin u dhashay dalka Norway oo ku sugnaa Daanta Galbeed. Masraxa Freedom Theatre ayaa ku andacoonaya in qofka la xiray uu yahay agaasimahooda farshaxanka, Noorwiiji Axmed Tobasi (39)