Çar. May 29th, 2024

Medietilsynet har delt ut cirka 400 millioner kroner til aviser og nettsteder, inkludert Document, slik at de kan drive med redaksjonell virksomhet. Hverken lokalradioer eller minoritetsspråklige radioer får noen av midlene.


Hay’adda warbaahinta Norway ayaa lacag dhan 400 milyan oo NOK u qaybisay wargeysyada iyo mareegaha internetka oo uu ku jiro Document, si ay u qabtaan hawlo tafatir ah. Idaacadaha maxaliga ah iyo idaacadaha ku hadla luqadaha laga tirada badan yahay midkoodna ma helaan wax lacag ah

Minoritetsspråklige radioer får ikke tilskudd (utrop.no)